Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Raashin Uqaybiyay 400 Qoysas Danyara Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Raashin Uqaybiyay 400 Qoysas Danyara Ah.
March 13, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka degmada oo uu hogaaminayo maayarku ayna weheliyaan masuuliyiin ka socda haayada Camuud Foundation ayaa raashin uqaybiyay 400 oo Qoysas Danyara Ah kuwaasi oo ku dhaqan magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS