Qofkii Ugu Horeeyey Oo Xanuunka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyooday Gobolka Hawd Editor: 2 months ago Qofkii Ugu Horeeyay ee reer Somaliland ayaa xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyooday deegaanka sayla oo katirsan gobolka Hawd. Sidoo kale xanuunkan ayaa soo ritay dadkale kuwaasi oo lagu dabiibayo xarumaha caafimaad ee gobolka hawd.