WAJAALE NEWS

Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartanka Quraanka Kariimka Ah Ee Dawlada Hoose Maalgalisay Oo Abaalmarino La Gudoonsiiyay!

HARGAYSA(W,N)-Tartanka Quraanka Kariimka ee Degmooyinka caasimada hargaysa islamarkaana ay maalgalisay dawlada hoose ayaa abaalmarino la Gudoonsiiyay Ardaydii kaalmaha hore ku guulaysatay

Munaasibadan lagu abaalmarinayay guulaystayaasha bisha ramadaan ee dawlada hoose ee hargaysa maalgalisay ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiiro, maamulka dawlada hoose iyo culimo awdiin.

Exit mobile version