WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Suuqa Bacadlaha Magaalada Gabiley Iyo Awaamiirta Ay Kusoo Rogeen,

GABILEY(W,N)-Maamulka Gobolka Gabiley, ciidanka booliska iyo maamulka dawlada hoose ee gabiley ayaa kormeer caawa kusoo maray suuqyada ganacsi ee magaalada sida bacadlaha magaalada oo ay kasocoto udiyaar garowga ciida ramadaan

Sidoo kale masuuliyiin ayaa awaamiir dhinaca abniga la xidhiidha kusoo rogay magaalada ilaa inta laga gaadhayo ciida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version