Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dirwalkii Baxsaday Ee Ilmaha Yar Ku Jiidhay Magaalada Berbera! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dirwalkii Baxsaday Ee Ilmaha Yar Ku Jiidhay Magaalada Berbera!
March 31, 2024 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil ayaa dadaal dheer oo ay galeen kadib Gacanta Kusoo Dhigay dirawalkii waday gaadhigii ilmaha yar ku jiidhay magaalada berbera ee baxsaday kaasi oo laga soo qabtay magaalada burco.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS