WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Deegaano Dalka Kamid Ah!

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland dr xergeeye ayaa war cusub kasoo saaray xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaano somaliland kamid ah islamarkaana ay dad ugeeriyoodeen

Sidoo kale xukuumada ayaa digniin la xidhiidha xanuunka shuban biyoodka udirtay shacabka somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version