Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Digniin Udiray Masaajidada Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Digniin Udiray Masaajidada Dalka
March 31, 2024 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland maxamed aadan ayaa fariin digniin ah udiray masaajidada dalka taasi oo la xidhiidha in ay makarafoonada gaabiyaan xiliyada la tukanayo salaadaha taraawiixda iyo taajidka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS