Abiy Ahmed Oo Aadan Faarax Umagacaabay In Uu Noqdo Raysal Wasaare Kuxigeen Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abiy Ahmed Oo Aadan Faarax Umagacaabay In Uu Noqdo Raysal Wasaare Kuxigeen Itoobiya
April 1, 2024 - Written by Editor:

Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia, Abiy Axmed ayaa Aadam Faarax u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Madaxa Xafiiska Isku xidhka  Xarunta Dhismaha Dimuqraadiyadda laga bilaabo 01 Abriil 2024. Ee Dawlada Fadaraalka ah Ee Itoobiya.

Aadan Faarax ayaa hore u ahaa Madaxa Xisbiga Barwaaqo iyo gudoomiyaha Golaha shucuubta Ethiopia.

Sidoo kale Aadan Faarax ayaa Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ka soo noqday  Madaxweyne ku xigeen.

COMMENTS
LINKS