Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Degmada Madheera Ee Gobolka Saaxil | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Degmada Madheera Ee Gobolka Saaxil
April 2, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa Hay’adda Islamic Releif ayaa 150 qoys  Raashin u qaybisay dadka kaamka Barakacayaasha Degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil.

COMMENTS
LINKS