WAJAALE NEWS

Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Degmada Madheera Ee Gobolka Saaxil

HARGAYSA(W,N)-Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa Hay’adda Islamic Releif ayaa 150 qoys  Raashin u qaybisay dadka kaamka Barakacayaasha Degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil.

Exit mobile version