Ciidamada Booliska Somaliland Oo Soo Badbaadiyay 3Qof Oo Gaadhi Ay Saarnaayeen Uu Qaaday Dooxa Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Soo Badbaadiyay 3Qof Oo Gaadhi Ay Saarnaayeen Uu Qaaday Dooxa Hargaysa.
April 2, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gurmad ufadiyay sedex qof iyo gaadhi ay saarnaayeen oo uu caawa fiidkii qaaday dooxa magaalada hargaysa

Sidoo kale ciidamada booliska jsl ayaa digniin udiray wadayaasha gaadiidka xiliyada uu roobku da,o isku daya dooxyada oo socda in ay ku biimeeyaan naftooda iyo ta dadka saran.

 

COMMENTS
LINKS