Ex Madaxwayne Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Sobobta Uu u Aas Aasay Tvga Qaranka Jsl | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ex Madaxwayne Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Sobobta Uu u Aas Aasay Tvga Qaranka Jsl
April 3, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland daahir riyaale kaahin oo maanta booqday xarunta wasaarada warfaafinta isagoo kormeeray xarunta tvga qaranka oo uu isagu aas aasay

Sidoo kale ex riyaale ayaa ka hadlay sobobta keentay in uu furo tvga qaranka iyo waxyaabaha looga baahan yahan in ay baahiyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS