Dadkii Laga Raray Dhaamka Daami Oo Laga Farxiyay Iyo Maayar Mooge Oo La Dardaarmay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadkii Laga Raray Dhaamka Daami Oo Laga Farxiyay Iyo Maayar Mooge Oo La Dardaarmay!
April 4, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ka qaybgalay munaasibad maalgalin loogu samaynayay dadkii laga raray dooxa daami ayaa dardaaran culus ujeediyay dadkii lasiiyay gaadiidka yar yar oo ay ku shaqaynsan doonaan.

COMMENTS
LINKS