Madaxwaynaha Jsl Oo Caawa Kormeer Ku Tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Caawa Kormeer Ku Tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta Jsl.
April 4, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo caawa Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland.

Waxaana madaxwaynaha Xarunta wasaarada warfaafinta kusoo dhaweeyay wasiirka wasaarada agaasimaha guud iyo masuuliyiinta kale ee qaybaha kala duwan ee wasaarada.

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa soo indho indheeyay qaybaha kala duwan ee tvga qaranka idaacada Radio hargaysa.

 

COMMENTS
LINKS