Hogaanka Ciidamada Booliska Oo Kormeeray Suuqa Magaalada Hargaysa Iyo Fariinta Ay Direen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Ciidamada Booliska Oo Kormeeray Suuqa Magaalada Hargaysa Iyo Fariinta Ay Direen!
April 5, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka ciidamada booliska Somaliland ayaa caawa fiidkii kormeer ukuurgalida xaaladaha abni ku tagay suuqa magaalada hargaysa oo ay ka socoto udiyaar garowga ciida bisha ramadaaan oo fooda inagu soo haysa.

Sidoo kale ciidamada booliska ayaa  fariin la xidhiidha abniga iyo ilaalinta wadooyinka udiray shacabka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS