Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Ka Qaybgalay Xidhitaanka Tartanka Bisha Ramadaan Ee Degmada Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Ka Qaybgalay Xidhitaanka Tartanka Bisha Ramadaan Ee Degmada Wajaale
April 5, 2024 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Uu Weheliyo Wasiirka Beeraha Ayaa Galabta Ka Qayb galay Xidhitaanka tartanka Bisha Ramadaan Ee Degmada Tog-wajaale Oo Ay maalgalisay Dawlada Hoose Ee Degmada wajaale .

Waxa Munaasibadani Ku Sugnaa Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deeganka Gabiley , Isuduwaha Ciyaaraha , Gudoomiyaha Magaalada Kalabaydh ,Ganacsatada Wajaale IYo Marti Sharaf Kale Oo Aad U Badan .

Wa

COMMENTS
LINKS