Prof Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Siyaasiyiinta Iyo Dadkale Ee Cimrada Ama Xajka Utaga Arimaha Siyaasadeed Iyo Sawiro! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Siyaasiyiinta Iyo Dadkale Ee Cimrada Ama Xajka Utaga Arimaha Siyaasadeed Iyo Sawiro!
April 5, 2024 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ayaa ka hadlay arimo mudooyin kusoo badanaysa in ay ku kacaan siyaasiyiinta somalida iyo dadka qaar taasi oo ah in cimrada ama xajka ay utagaan arimo siyaasadeed islamarkaana ay sawiro kusoo galaan taasi oo halis u ah waajibaadkii xajka iyo acmaashii ay dugan lahaayeen.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS