Maydka Marxuumkii Uu Liqay Dhaamka Dilla Oo Lagu Guulaystay In la Helo Mudo 24Sacadood Kadib! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maydka Marxuumkii Uu Liqay Dhaamka Dilla Oo Lagu Guulaystay In la Helo Mudo 24Sacadood Kadib!
April 6, 2024 - Written by Editor:

DILLA(W,N)- Baadhitaan socday in ka badan 24 saacadood waxaa goor dhawayd la helay maydka Marxuum Cabdiraxmaan Mukhtaar oo shalay subax uu liqay dhaamka degmada Dila ee gobolka Awdal.

Masuuliyiinta Gobolka Ayaa ilaa saaka duljoogay balliga Dila si ay qayb uga ahaadaan dedaalka Baadigoobka.

Ilaahay ha u naxariistee Marxuumka geeriyooday ayaa la halkaasi lagu aasi doonaa.

COMMENTS
LINKS