WAJAALE NEWS

Waftigii Ka Socday Dawlada Ingiriiska Oo Booqday Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Goobo Kale

HARGAYSA(W,N)-Wafti balaadhan oo ka socday dawlada boqortooyada ingiriiska kuna sugnaa caasimada Somaliland ee hargaysa ayaa booqasho ku tagay suuqyada magaalada hargaysa, jaamacada hargaysa, cisbitaalka adna

Sidoo kale waftigan dalka ingiriiska ayaa kulan la qaatay shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland.

Exit mobile version