WAJAALE NEWS

Maamulaha Guud Ee Shirkada Dahabshiil Oo Caawa Booqasho Ku Tagay Suuqa Magaalada Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada!

HARGAYSA(W,N)-Maamulka guud ee shirkada dahabshiil cabdirashiid maxamed siciid ducaale ayaa caawa lagu arkay isagoo ku suga badhtamaha suuqa hargaysa kaasi oo ay kasocoto udiyaar garowga ciida ramadaan islamarkaana ay ka adeeganayaan kumanaan kamid ah shacabka reer somaliland

Maamule cabdirashiid dahabshiil ayaa ka warbixiyay ujeedada uu usoo booqday suuqa iyo fariin la xidhiidha diyaar garowga ciida oo uu udiray bulshada.

Exit mobile version