Waftigii Ka Socda Dalka Ingiriiska Oo Booqasho Ku Tagay Marsada Berbera Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Arkeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Ka Socda Dalka Ingiriiska Oo Booqasho Ku Tagay Marsada Berbera Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Arkeen!
April 7, 2024 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wafti xilldhibaano iyo masuuliyiin kale iskugu jira oo ka socda dawlada boqortooyada ingiriiska ee maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa maanta safar u tagay magaalo madaxda gobolka saaxil Ee Berbera

Xubnaha Waftigan ayaa soo kormeeray dekeda berbera iyo goobaha cashuuraha ka caagan ee free Zoneka.

COMMENTS
LINKS