War Ka Farxiyay Shacabka Somaliland Oo Kasoo Yeedhay Waftigii Dawlada Ingiriiska Ee Socdaalka Ku Joogay Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Ka Farxiyay Shacabka Somaliland Oo Kasoo Yeedhay Waftigii Dawlada Ingiriiska Ee Socdaalka Ku Joogay Dalka!
April 7, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xubno ka tirsan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, Iyo qaar ka mid ah mudanayaasha golaha wakiillada iyo guddoomiyaha rugta ganacsiga ayaa kulan casho-sharaf ah magaalada Hargeysa kula qaatay weftigii ka socday dalka Ingiriiska oo 3 dii cisho ee u dambeeyay ku sugnaa dalka.

Dhanka kale Waftiga dawlada ingiriiska Oo uu hadlay xildhibaan katirsani ayaa sheegay in dawlada ingiirsku ay arkayso mustaqbalka ifiya ee Somaliland islamarkaana ay diyaar utahay sidii ay qayb uga noqon lahayd aqoonsi ay Somaliland ka hesho dunida isagoo sidoo kale taageeray heshiiskii is afgarad ee Somaliland iyo itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS