WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliand Oo Sheegtay In Maalinta Bari Ah La Soomayo.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland iyo gudi loo xilsaaray arimaha bisha ramadaan o ilaa maanta ku hawlanaa sidii loo eegi lahaa in ay bishu bilatay ayaa cawa fiidkii xaqiijiyay in aanay maalinta bari ah ciid ahayn islamarkaana la waayay bilashada bisha isagoo shacabka reer Somaliland ku wargaliyay in bari la soomayo lana dhamaysanayo bishan.

Exit mobile version