Ciidamada Booliska Jsl Oo Amaro Culus Dul Dhigay Dhalinyarada Dalxiiska Ubaxda Maalmaha Ciida! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Jsl Oo Amaro Culus Dul Dhigay Dhalinyarada Dalxiiska Ubaxda Maalmaha Ciida!
April 8, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa digniino culus udiray dhalinyarada qaar maalmaha lagu jiro munaasibada ciida bisha ramadaan

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa go,aamo kazoo saaray dhalinyarada dalxiiska ubaxa!

COMMENTS
LINKS