Magaalada Gabiley Iyo Qaabkii Looga Tukaday Salaadii Ciidul Fidriga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Gabiley Iyo Qaabkii Looga Tukaday Salaadii Ciidul Fidriga
April 10, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Magaalo Madaxda Gobolka Gabiley ee Gabiley ayaa siwayn looga oogay salaadii ciidul Fidriga taasi oo kumanaan ka mid ah shacabka reer gabiley ku tukadeen garoonka kubada cagta

Sidoo kale waxaa tukada salaada ciida kala qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan, gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye,Xiildhibaano katirsan golaha wakiilada, maamulka gobolka ka iyo ka degmada kuwaasi oo shacabka la hadlay kuna dardaaray in ay ilaashadaan nabadgalyadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS