WAJAALE NEWS

Magaalada Gabiley Iyo Qaabkii Looga Tukaday Salaadii Ciidul Fidriga

GABILEY(W,N)-Magaalo Madaxda Gobolka Gabiley ee Gabiley ayaa siwayn looga oogay salaadii ciidul Fidriga taasi oo kumanaan ka mid ah shacabka reer gabiley ku tukadeen garoonka kubada cagta

Sidoo kale waxaa tukada salaada ciida kala qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan, gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye,Xiildhibaano katirsan golaha wakiilada, maamulka gobolka ka iyo ka degmada kuwaasi oo shacabka la hadlay kuna dardaaray in ay ilaashadaan nabadgalyadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version