Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Shacabka Reer Somaliland kala Dardaarmay Ku Dhaqanka Qabyaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Shacabka Reer Somaliland kala Dardaarmay Ku Dhaqanka Qabyaalada.
April 10, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland daahir riyaale kaahin oo salaadii ciidul fidriga la tukaday shacabka ayaa kala dardaarmay ku dhaqanka qabyaalada taasi oo uu sheegay in aan lagu gaadhi horumar iyo qarannimo midna.

COMMENTS
LINKS