Isuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka Gabiley Oo Joojiyay Iibka Dhul Dan Guud Ah Oo Ku Yaala Degmadda Arabsiyo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Isuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka Gabiley Oo Joojiyay Iibka Dhul Dan Guud Ah Oo Ku Yaala Degmadda Arabsiyo!
April 12, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Isuduwaha Gobolka Gabiley ee Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryayta Somaliland Muxiyadiin Muxumed Faarax Ayaa Qoraal Kasoo Baxay Xafiiskiisa 08/04/2024 Wuxuu Ku Joojiyay iibka Dhul Dan Guud ah oo ku yaala degmada arabsiyo gaar Ahaan magaalada Arabsiyo kaasi oo loogu talo galay in laga dhigo goob waxbarasho.

Sidoo kale Isuduwaha wasaarada Hawlaha Guud Ee gobolka Gabiley Ayaa Amar ku bixiyay in aan dhulkaasi la iibin Karin sifo kale aan loo badelki Karin, isagoo Maamulka Degmada Arabsiyo Iyo Cidkasta oo ku hawlan iibsiga dhulkaasi Faray In ay ka digtoonaadaa Arintaasi.

HALKAN KAGA BOGO QORAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS