Maydka Marxuum Abiib Diiriye Oo Caawa laga Soo Anba Bixiyay Dalka Jarmalka Iyo Wkhtiga Uu Hargaysa Kusoo Beegan Yahay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maydka Marxuum Abiib Diiriye Oo Caawa laga Soo Anba Bixiyay Dalka Jarmalka Iyo Wkhtiga Uu Hargaysa Kusoo Beegan Yahay
April 12, 2024 - Written by Editor:

GERMANY(W,N)-Mayka Marxuum Muj Abiib diiriye Nuur (Abiib timacad) ayaa caawa fiidkii laga soo qaaday dalka jarmalka oo uu ku geeriyooday waxaana madaarka kazoo sabootiya wakiilka Somaliland ee jarmalka iyo xubno kale oo reer Somaliland

Sidoo kale waxaa maydka marxuum abiib diiriye la socda gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland cali xaamud jibriil.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS