Madaxdhaqameedka Jsl Oo War Cusub Kasoo Saaray Muwaadinkii Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Dilay Iyo fariinta ay Udireen Maamulka Xasan Sh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Jsl Oo War Cusub Kasoo Saaray Muwaadinkii Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Dilay Iyo fariinta ay Udireen Maamulka Xasan Sh.
April 13, 2024 - Written by Editor:

Madaxdhaqameedka Jsl Oo War Cusub Kasoo Saaray Muwaadinkii Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Dilay Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable  Iyo fariinta ay Udireen Maamulka Xasan Sh.

Sidoo kale Madaxdhaqameedkan ayaa ka hadlay dhalinyaro reer sommaliland oo iyaguna mudo uxidhan dilkan cabdinaasir islamarkaana maamulka xasan sheekh ku qasbayaan in ay qirtaan dil aanay galin.

COMMENTS
LINKS