WAJAALE NEWS

Madaxdhaqameedka Jsl Oo War Cusub Kasoo Saaray Muwaadinkii Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Dilay Iyo fariinta ay Udireen Maamulka Xasan Sh.

Madaxdhaqameedka Jsl Oo War Cusub Kasoo Saaray Muwaadinkii Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Dilay Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable  Iyo fariinta ay Udireen Maamulka Xasan Sh.

Sidoo kale Madaxdhaqameedkan ayaa ka hadlay dhalinyaro reer sommaliland oo iyaguna mudo uxidhan dilkan cabdinaasir islamarkaana maamulka xasan sheekh ku qasbayaan in ay qirtaan dil aanay galin.

Exit mobile version