Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka Jsl Ee “S.P.P” Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Marxuum Abiib Diiriye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka Jsl Ee “S.P.P” Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Marxuum Abiib Diiriye.
April 13, 2024 - Written by Editor:

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo” oo maanta ka qaybgalau aas qaran oo magaalada hargaysa loogu sameeyay marxuuum Muj Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad Ayaa ka Dhambaal Tacsi ah Udiray qoyskii iyo qaraabadii iyo guud shacabka reer Somaliland ee uu ka baxay marxuum Abiib diiriye.

COMMENTS
LINKS