Wasiir Kuxigeenka Cusub Ee Wasaarada Ganacsiga Jsl Oo Xilkii La Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Cusub Ee Wasaarada Ganacsiga Jsl Oo Xilkii La Wareegay
April 15, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka cusub ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiir kuxigeenkii hore ee wasaarada oo loo badalay wasaarad kale

Waxaana masuuliyiinta xilka ukala wareejiyay wasiirka wasaarada ganacsiga saajid.

COMMENTS
LINKS