Dr Cali Oo Maanso Qiiro leh Ku Sabootiyay Marxuum Abiib Diiriye Nuur. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dr Cali Oo Maanso Qiiro leh Ku Sabootiyay Marxuum Abiib Diiriye Nuur.
April 15, 2024 - Written by Editor:

Dr Cali Cabdilaahi oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland islamarkaana ay ehel dhow aahaayeen marxuum Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad” ayaa maalintii aaskiisa ku sabootiyay maanso duco iyo doorkii uu ku suntanayaa ka tiriyay xabaashiisa taasi oo uu ugu baroor diiqay

HALKAN KAGA BOGO MAANTA BAROOR DIIQDA AH;

COMMENTS
LINKS