Madaxdhaqameed Iyo Xildhibaano Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Fanaanad Ugbaad Aragsan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameed Iyo Xildhibaano Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Fanaanad Ugbaad Aragsan!
April 17, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka Somaliland iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa si kulul uga hadlay xadhig ay habeenkii xalay xukuumada kula kacday fanaanada dadayar ee Ugbaad Aragsan

COMMENTS
LINKS