Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Si Cad Uga Horyimid Amar Maalintii Shalay La Dul Dhigay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Ganacsada Agagaarka Suuqa Waaheen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Si Cad Uga Horyimid Amar Maalintii Shalay La Dul Dhigay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Ganacsada Agagaarka Suuqa Waaheen!
April 17, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siciid Cudhay oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka hargaysa ayaa ayaandaro ku tilmaamay in aan ilaa hada la dhisi suuqii danyartu lahayd ee waaheen xili aybmaalintii shalay maayarka iyo gudida dhismaha suuqa waaheen awaamiir culus dul dhigeen dadka danyarta eek u ganacsatada agagaarka wadada suuqa badhtankiisa.

Sidoo kale xildhibaan siciid ayaa si cad uga horyimid amarka ka guurista ah ee la dul dhigay danyarta ku ganacsatada wadada suuqa waaheen.

 

COMMENTS
LINKS