Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Booqday Xerada Ciidamada Qaranka Ee Goroyo Cawl Oo Ay Ka Socoto Udiyaar Garowga Xuska18may | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Booqday Xerada Ciidamada Qaranka Ee Goroyo Cawl Oo Ay Ka Socoto Udiyaar Garowga Xuska18may
April 17, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Badhasaabka gobolka awdal ayaa maanta booqasho ku tagay xerada ciidanka qaranka ee deegaanka goroyo cawl taasi oo ay ka socoto udiyaar garowga ciidamada ee xuska maalinta qarannimada somaliland ee ingau soo foolka leh.

COMMENTS
LINKS