Wasiirka Wasaarada Deegaanka Oo Booqasho Ku Tagtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Deegaanka Oo Booqasho Ku Tagtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta
April 17, 2024 - Written by Editor:

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JSL Maro Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare,  ayaa booqasho ku tagtey xarunta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta xilli olole dhir beeris ahi ka socday.

COMMENTS
LINKS