Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Kulan La Qaatay Haldoorka Gobolka Awdal Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Kala Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Kulan La Qaatay Haldoorka Gobolka Awdal Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Kala Hadlay!
April 18, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland daahir riyaale kaahin ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay haldoorka gobolka awdal taasi ooay ku weheliyeen xubno kamid ah golaha wasiirada maamulka gobolka awdal, maayarka magaalada boorama iyo labeenta reer awdal

Casuumada hadhimo sharafeedka ah ee uu ufidiyay reer awdal ex madaxwayne riyaale ayaa daarnayd sidii uu  ulshada reer awdal uga hadli lahaa xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka taagan dhimsaha dekeda lughaya ee gobolka awdal

Dhanka kale madaxwayne riyaale ayaa dardaaran culus siiyay qaybaha kala duwan ee reer awdal.

COMMENTS
LINKS