Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Madaxwayne Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Madaxwayne Biixi
April 18, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horseed cabdilaahi iimaan dirawal oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi isagoo sheegay in uu isagu hormuud uyahay doorasho aan loo joojin ururkiisa islamarkaana uu sexeexay

Sidoo kale cabdilaah dirawal ayaa ku adkaystay mawqifkii uu kaga soo horjeeday isasaarka doorashada madaxtooyada iyo ta ururada.

COMMENTS
LINKS