WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ta Ururada

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Toos ka ah ee Xisbiyada Qaranka JSL. Taas oo la qaban doono,13 Nov 2024.

Sidoo kale Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa madaxwaynaha ugudbiyay jadwalka doorashada isasaaran ee madaxtooyada iyo ururada siyaasada taasi oo madaxwaynuhu kusoo saari doono wareegto madaxwayne.

Exit mobile version