WAJAALE NEWS

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka & Horumarinta Jidadka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Sanaag

CEERIGAABO(W,N)-Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda gadiidka iyo horumarinta jidadka oo Safar shaqo ugu baxay Gobolka Sanaag  ayaa kormeeray wershadda ugu weyn ee jayga laga soo saaro ee degmada gar’adag isagoo Halkaasi kula kulmay qayb kamida shaqaalaha waddada ceerigaabo.

Exit mobile version