WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Degmada Arabsiyo Oo Dhagax Dhigay Mashaariic

ARABSIYO(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabiley Cabdikariin Aadan Diiriye Oo Ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley iyomaamulka degmada arabsiyo ayaa Dhagax Dhigay afar mashruuc oo ay Hir-galinayso Dawlada Hoose ee Degmada Arabsiyo.

Exit mobile version