WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Shaaciyay Liiska Codbixiyayaasha Guud Ee Dalka!

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay liiska codbixiyayaasha ee doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasada.

Sidoo kale komishanka ayaa sedexda xisbi qaranka iyo ururada siyaasada ku wareejiyay liiska codbixiyayaasha tiradooda guud ee dalka ee isdiwaan galiyay.

Exit mobile version