WAJAALE NEWS

“Xisbiyada Aanu Tartamayno Lagama Rabo, Waalana Boobay Iyo Dad Dhintay Baa Codeeyay, Ee Ha Ku Qancaan Natiijada Doorashooyinka ” Gudoomiye Samaale

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye mudane cabdicasiis samaale ayaa xisbiyada ay utartamayaan doorashada madaxtooyada ugu baaqay in looga baahan in ay aqbalaan natiijada doorashada soo socoto isagoo sheegay in aan looga baah nayn waana boobay iyo dad dhintay ayaa codeeyay

Exit mobile version