DAAWO;-Bandhiga Buuga Laga Qoray Duuliyihii Damiirkiisu Diiday In Uu Duqeeyo Shacabkii Hargaysa Oo Caawa Lagu Qabtay Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bandhiga Buuga Laga Qoray Duuliyihii Damiirkiisu Diiday In Uu Duqeeyo Shacabkii Hargaysa Oo Caawa Lagu Qabtay Hargaysa
April 25, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Bandhiga buug laga qoray taariikhda duuliye axmed dheere oo rajiibkii siyaad bare ka diiday in uu duqeeyo shacabkii maatida ahaa ee ka qaxayay hargaysa ayaa caawa lagu soo bandhigay huteelka maansoor

COMMENTS
LINKS