WAJAALE NEWS

Xildhibaanadii Saaka Lagu Xidhay Buuqii Xusbiga Oo Ka Hadlay Qaabkii Ciidamadu Ula Dhaqmeen

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid jaamac ,xildhibaan maxamed abiib siikaawi iyo xildhibaan cabdiraxmaan fdiaar oo katirsan golaha deegaanka caasimada ayaa saka lagu xidhay suuqa xisbiga oo ay utageen cabasho ay bulshada ku ganacsataa ka qabeen dhisme laga dhagax dhigay kaasi oo ay dawlada hoose ka dhisayayso xarunta degmada 26june

Xildhibaanada oo la siidaayay mudo ay xidhnaayeen ka dib ayaa warbaahinta uga waramay sidii wax udhaceen, qaabkii loo xidhay iyo rasaas nool nool oo ay ciidamadu u adeegsadeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version