“Sucuudigu Isagaa Ayaa Kala Qaybiyay Sunniga…” Aqoonyahan Cabdillaahi Beershiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Sucuudigu Isagaa Ayaa Kala Qaybiyay Sunniga…” Aqoonyahan Cabdillaahi Beershiya.
April 26, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Cabdilaahi Beershiya oo ah aqoonyahan inta badan ka hadlaya arimaha diinta iyo khilaafka udhexeeya firqooyinka islaamka ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay doorka ay dawlada sucuudigu ku leedahay kala qaybinta madhabaha islaamka sida  suniga iyo shiicada.

COMMENTS
LINKS