WAJAALE NEWS

“Sucuudigu Isagaa Ayaa Kala Qaybiyay Sunniga…” Aqoonyahan Cabdillaahi Beershiya.

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Cabdilaahi Beershiya oo ah aqoonyahan inta badan ka hadlaya arimaha diinta iyo khilaafka udhexeeya firqooyinka islaamka ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay doorka ay dawlada sucuudigu ku leedahay kala qaybinta madhabaha islaamka sida  suniga iyo shiicada.

Exit mobile version