Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo ka Hadlay Muranka ka Dhashay Dhismaha Xarunta 26june Ee Suuqa Xusbiga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo ka Hadlay Muranka ka Dhashay Dhismaha Xarunta 26june Ee Suuqa Xusbiga!
April 26, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasarada hawlaha guud iyo guryayta Somaliland mustafe godane ayaa ka hadlay buuq iyo kacdoon ka dhashay dhsime dawlada hoose ee caasimada ka dhagax dhigat suuqa xisbiga kaasi oo laga dhisayo dhisme ay yeelanayso degmada 26june halkaasi oo ay saaka ka dhaceen mudoharaad lagu xidh xidhay xildhibaano golaha deegaanka katirsan wallow la siidaayay

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in ay soo faro galiyeen islamarkaana ay gooban ahaan doonto suuqii saylada xoolaha ee ay ahayd

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAN;

COMMENTS
LINKS